Ciidanka Booliiska oo Muqdisho ku qabtay rag afduub geestay (Daawo Sawirro)

Ciidamada booliiska ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen labo nin oo la sheegay in ay ilmo yar kasoo afduubteen xaafad katirsan Degmada Hodan iyo rag kale oo burcad ah oo dadka dhac u geesan jiray. Afhayeenka Ciidamada Booliska Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in ciidamada booliiska gacanta kusoo dhigeen labo … Continue reading Ciidanka Booliiska oo Muqdisho ku qabtay rag afduub geestay (Daawo Sawirro)